Jaamacada Jazeera oo Ogeysiis Muhiim ah u heysa Ardayda ka baxday Dugsiga sare

Jaamacadda Jazeera oo ku caan baxday Aqoon tayeysan & Akhlaaq wanaagsan waxay ogeysiineysaa dhammaan ardayda dhameysatay dugsiyada sare in ay Jaamacaddu qaadaneyso arday cusub sanad waxbarashadeedka 2019/2020  Hadaba Kulliyadaha ay Jaamacadda Jazeera idin heyso waxaa ka mid ah:- Faculty Of Medicine and Surgery (MBBS) Faculty Of Engineering & Technology Faculty Of Geology Faculty Of Agricultural … Continue reading Jaamacada Jazeera oo Ogeysiis Muhiim ah u heysa Ardayda ka baxday Dugsiga sare